Xulkii ku guuleystay Koobka Afrika oo abaalmarino qaali ah la gudoonsiiyey (Sawirro)

Xarunta Madaxtooyada  dallka Senegal ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad ciyaaryahan kasta waxaa la gudoonsiiyay abaal-marin lacageed oo dhan in ka badan 87,000 oo dollar. Waxaa sidoo kale ciyaartoyda dhulal laga siiyay caasimadda Dakar iyo degaanka Dianiyadiyo oo daris la ah caasimadda. Madaxweyne Mackie Sal kooxda xulka qaranka dalkiisa guddoonsiiyey abaal-marintii ugu sarraysay ee uu dalkaasi … Continue reading Xulkii ku guuleystay Koobka Afrika oo abaalmarino qaali ah la gudoonsiiyey (Sawirro)